Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda ee Somalia iyo Kenya? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad iyo dhigiisa Kenya Raychelle Omamo ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, xal u helida arrimaha ka jira xadka iyo sidii labada dal u hagaajin lahaayeen xiriirkooda diblomaasi oo mudooyinkan sii xumaanayey. Waxay sidoo kale labada dhinac … Continue reading Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda ee Somalia iyo Kenya? (Sawirro)